URURKA ARDAYDA JAAMACADDA BARIGA AFRIKA (JBA-GALKACYO)

Ma la gaaray waqtigii loo guuri lahaa hanaanka xisbiyada furan ee doorashooyinka Ururka Ardayda JBA-Galkacyo?

14 questions About 8–10 minutes No name or student ID asked

Ujeeddada xog-ururinta

In la ogaado aragtida ardayda Jaamacadda Bariga Afrika ee ku saabsan hirgelinta hanaanka xisbiyada furan, faa’iidooyinkiisa, caqabadaha ka dhalan kara, iyo sida uu u horumarin karo hoggaaminta iyo matalaadda ardayda.

Section 1

QAYBTA 1AAD: XOGTA GUUD EE KA-QAYBGALAYAHA

Su’aasha 1: Jinsiga
Su’aasha 2: Kulliyadda aad dhigato
Su’aasha 3: Heerka ama sannadka waxbarashada
Su’aasha 4: Ma ka qayb qaadatay doorashooyinkii hore ee Ururka Ardayda JBA-Galkacyo?